Maamulka Iskuulka X,Mariino oo ka warbixiyay xaaladda Waxbarasho ee Dugsiga

0
188
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo ay muuqato hormarka dhinac  waxbarshada ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira iskuula badan oo ay maamusho wasaaradda waxbarashada Dowlad Goboledka Jubbaland.
Dugsiga hoose dhex ee X-mariina waxaa uu ka mid yahay iskuulaadka lagu barto waxbarashada dhexe ee maadiga, waxaan iskuulkan asalkiisa asaastay wasaraadda waxbarashada Dowlad Goboledka Jubbland.
Cabinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here