Maamulka Iskuulka wax lagu baro dadka qaba baahiya gaarka ah oo Cod saday in la Caawiyo

0
373
Kismaayo(Idaacada Waamo)Dadka qaba Baahiyaha Gaarka ee ku nool magaalada kismaayo ayaa waxaa loo sameyey qaar ka mid ah goobo ay wax ku bartaan hadaba iskuulka dadka dhagaha la ama maqalka dhaafada ka ah ayaa dhawaan waxaa laga furay magaalada kismaayo
iyadoona maamulka iskuulka ay cod sanayaan in la caawiyo oo lagala qeeyb qaato sidii ay wax u bari lahaayeen ardeyda maqalka naafada ka ah taasoo u baahan dadaal dheer in la sameeyo
Maclin Maxamuud oo ka mid ah maclimiinta ardeyda waxbarto ayaa kawaramaya qaabka ay wax ubaraan isagoona sheegay in uu waqti badan galiyey sidii uu ubaran lahaa daweecadaha kala duwan ee ardeyda uu wax baro
dhanka kale mid ka mid ah ardeyda wax kabarata iskuulka ayaa cod sanaya dhankiisa in sare loo qaado tayada iskuulada maadaama ay dhigtaan dad badan oo qabo baahiya waxbarsho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here