Maamulka Iskuulka Waamo oo ka warbixiyay Adeegyada ay bixiyaan

0
259
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka hoose dhaxe ee Waamo Magaalada kismaayo waxaa dhigto ardey iskuugu jira kuwa dan yar ah iyo kuwa barakacaal ah.
Iskuulka ayaa  2016,kii waxaa magaalada kismaayo ka hir galisay wasaaradda waxbarashada Jubbland,Iyadoo Ardeyda si bilaash ah wax loogu baro.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here