Maamulka Iskuulka Waamo oo ka warbixiyaay Hormarada waxbarasho ee ka Jubbaland

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland waxay ku hawlan tahay horumarinta nidaamka waxbarashada si loo hubiyo in ardayda ay helaan aqoon, xirfado, iyo anshax wanaagsan oo ay ku dhisaan bulsho nabdoon oo wax soo saar leh.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here