Maamulka Iskuulka Tababarka Macalimiinta Jubbaland oo ka warbixiyay qaabka ay Macalimiinta wax u baraan

0
331

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanad walba waxaa ka soo af-laxa dugsiyada sare ee magalaada kismaayo ardey  badan kuwaas oo radinaya in ay siii  wataan heerarka kal duwan ee waxbarshada.

Qaaarkooda ardeyda waxaa ay iska qoraan xarunta  Tababarka macalimiinta ee Jubbland,
Xarunta ayaa  waxaa la asaasay sanadii  2018.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here