Maamulka Iskuulka Sayid Cumar oo ka Warbixiyey Waxbarashada Iskuulkaasi.

0
187

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Iskuulka Sayid Cumar waa mid kamid ah xarumha waxbarasho ee ku yaala Magaalada Kismaayo, Iskuulka ayaa waxa  aas aasay Dhalinyaro wax ku baratay dalka gudihiisa iyada oo ay wax ku bartaan Arday ka badan 600 oo Arday kuwaas oo si bilaash ah wax loogu Baro.

Juweyriya Hassan Ahmed  ayaa warkaan inoo diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here