Maamulka Iskuulka Rugta oo ka warbixiyay Garoon macmal ah oo laga hirgaliyay Iskuulka

0
44
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskuulka rugta oo ka mid goobaha waxbarashada ee ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa dhawaan laga hirgaliyay garoon kubadeed oo macmal ah kaas oo loogu tala galay in ardaydu ay ku ciyaaraan kubada cagta xiliyada ay firaaqada hayaan .

Waalidiinta ay caruurtoodu dhigtaan iskuulka iyo Maamulka iskuulka oo is ka kaashaday ayaa hirgaliyay garoonkaan macmalka ah ee laga dhisay gudaha iskuulka rugta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here