Maamulka Iskuulka Mustaqbal oo ka Warbixiyay Barnaamij Lagu Caawinayo Ardayda Waxbarashada ku hooseysa ee Iskuulka dhigta 

0
301
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose dhexe ee Mustaqbal oo ka mid ah goobaha waxbarasho ee ku yaala Magaalada Kismaayo wuxuu bilaabay barnaamij ay ugu magac dareen I Caawi Macalin kaas si gaar ah loogu caawinayo ardayda ku liita qaar ka mid ah madooyinka Iskuulka lagu barto.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inoo diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here