Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Mustaqbal waa mid kamid ah iskuulada wax lagu barto ee ku yaalo magaalada Kismaayo, waana Iskuul hoose dhexe oo leh qeybo kala duwan oo lagu soo saaro ardyda da`yarta ah, Maamulka Iskuulka Mustaqbal ayaa dardaaran ujeediyay ardaydii kaalmaha sare galay Imtixaanka Iskuulka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.