Maamulka Iskuulka Khaalid Binu Waliid oo ka warbixiyay heerka waxbarasho ee Iskuulka

0
138
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Khaalid Binu Waliid wuxuu kamid yahay Iskoolada wax lagu barto ee ku yaalo magaalada Kismaayo ee Xarunta K umeel gaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Iskuulka Khaalid Binu Waliid ayaa horey loo dhihi jirey Iskuulka Jamaal Abdinaasir burburkii kadib ayaa waxaa loo bixiyay magacaan shaac baxay ee Iskuulka Khaalid Binu Waliid.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here