Maamulka Iskuulka Jubba oo ka warbixiyay Natiijooyinka ay ka gaareen Imtixaanadka Qaranka

0
23

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Imtixaanadka Qaranka Fasalka 12-aad ayaa waxaa la shaaciyay dhawaan ardeyda wax ka barta Dowlada goboleedka Jubbaland waxaa ay kaalmaha hore ay ka galayeen natiijooyinka 10-ka ardey ee ugu sareeyo imtixanaaka Qaranka ay qaatay Wasaaradda Waxbarshada Xukuumadda Federalka Soomaaliya.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here