Maamulka Iskuulka Iftin oo ka warbixiyay sida ay waxbarashada u socoto

0
328

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa hada isa soo tarayo hormarka laga gaaray dhinac waxbarshada iyadoo magaalada kismaayo ay ku soo bateen dugsiyada  lugu barto waxbarshada heerka sare iyo heerka hoose.

Iskuulka Iftiin waxaa uu ku yaallaa magaalada kismaayo,waxaa uu ka kooban yahay dugsiga hoose iyo dugsiga sare,waxaana waxa ku barta ardeyda dhigta fasalada kale duwan ee iskuulka iyagoo ay ardeyda iskuulkan waxa ka barta ay dhigtaan galinka dambe iyo galinka hore si ay daruustooda uga bartaan iskuulka Iftiin.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here