Maamulka Iskuulka Hoose Dhexe ee deegaanka Raaskaanbooni oo kawarbixiyay baahiyaha Iskuulka loo aas`aasay

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Raas kaambooni waa deegaan xeebeed dhaca gobalka Jubbada hoose kaas oo ay dadka ku dhaqani ku tiirsan yihiin jilaabashada kalluunka, Maamulaha guud ee iskuulka hoose iyo dhexe ee Raaskaambooni cabdi sanbuur haruun ayaa kawarbixiyay xiligii la as aasay iskuulka marxaladihii uu soomaray iyo ujeedooyinkii loo aasaasay.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inoo soo diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here