Maamulka Iskuulka Hoose, Dhexe ee Dan-wadaag oo kawarbixiyay Xaalada Waxabarasho ee Iskuulkaasi.

0
158

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafada Danwadaag ee Magaalada Dhoobley waxaa ku nool Qoysas dan yar oo kunool kaamka ,kuwaas oo ka soo barakacay Gobolada Jubbooyinka iyo qaar kasoo laabtay xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ee dalka Kenya,iskuulka Hoose dhexe ee Dan-wadaag ayaa waxaa wax ku barto arday badan oo ku nool kaamkasi.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here