Maamulka Iskuulka Guulwade oo kawarbixiyay habsami usocodka Waxbarashada Iskuulkaasi

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Guulwade oo ku yaala magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah xarumaha waxbarasho ee kuyaala magaalada kaas oo ay wax ka dhigtaan arday badan, Cabdiraxmaan Cali Bootaan Maamulaha guud ee iskuulka Guulwade ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee waxbarashada iskuulkaasi.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here