Maamulka Iskuulka Goobweyn oo ka waramay baahiyaha ka jira Iskuulka

0
151
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka hoose dhaxe ee Goobweyn ayaa waxaa la aas
aasay 2002,waxaana iskuulka ka ku waxbartay ardey badan .
Iskuulkani waxa uu ka qeyb qaatay kor u qaadida waxbarashada ardeyda deegaanka,maamulaha dugsiga hoose dhaxe ee deegaanka Goobweyn Axmed Yacquub ayaa waxaa uu ka warbixiyey marxaladihii uu soo maray Iskuulka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here