Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Burburkii dowladii dhex ee Soomaaliya ka dib hanaanka waxbarsho ee dalka ayaa aheeyd mid jaha-wareersan oo iskuulada Soomaaliya lagu dhigi jiray manaahij waxbarsho oo kala duwan.
Maamulaha Iskuulka ganaane ee magalaada kismaayo Maxamed Xirsi Cabdullaahi ayaa ka warbixiyey marxaladaha kale duwan ee uu soo maray manhajkaan cusub ee lagu soo kordhiyey ardeyda iyo caqabadaha ka heyta ardeyda fahamka manhajkaan cusub.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.