Maamulka Iskuulka farsamada gacanta Sayid Cumar oo ka warbixiyay xirfadaha kala duwan ee Iskuulka lagu barto

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaolka Jubbada hoose waxaa ku  yaala xarumo kala duwan ku waas oo loogu tala galay in  haweenka lagu baro farsamada gacanta si aqoontooda iyo xirfadohooda kor loogu qaado .

xarunata Farsamada gacanta Sayid Cumar oo aas aasay 2021  ayaa ka mid ah goobaha haweenka lagu baro farsamada gacanta waxaa xirfadaha xaruntaan dumarka lagu baro ka mid ah Cilaan saarka ,harqaanka ,samaaynta shaanbada ,dhar karinta iyo xirfado kale sidoo kale waxaa haweenka la baraa qorista afka Soomaliga ,Xisaabta iyo maadada Ingiriiska.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here