Maamulka Iskuulka farsamada gacanta Sayid Cumar oo codsaday in lagu caawiyo agabka ardayda wax lagu baro

0
142
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaolka Jubbada hoose waxaa ku  yaala xarumo kala duwan ku waas oo loogu tala galay in  haweenka lagu baro farsamada gacanta si aqoon tooda iyo xirfadohooda kor loogu qaado.
xarunata Farsamada gacanta Sayid Cumar ayaa ka mid ah goobaha haweenka lagu baro farsamada gacanta waxaa xirfadaha xaruntaan dumarka lagu baro ka mid ah Cilaan saarka ,Harqaanka ,samaaynta shaanbada ,dhar karinta iyo xirfado kale sidoo kale waxaa haweenka la baraa qorista afka Soomaliga ,Xisaabta iyo maadada ingiliishka ‘waxaana  iskuulka  wax ka dhiga 16 Macalin oo rag iyo dumar isugu jira ku waas oo aan wax mushaar ah qaadan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here