Maamulka iskuulka Farsamada gacanta midnimo oo ka warbixiyay waxbarashada ardeyda 

0
256
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-barashada xirfada farsamada gacanta ayaa kusoo badaneyso magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee Dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana ku yaalo dugsiyo lugu barto farsmada gacanta taas oo ay soo kordhisay iney ka faa`iideystaan qaar ka mid ah bulshada kunool magaalada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here