Maamulka Iskuulka Faanoole oo ka warbixiyay adeegga Waxbarasho ee ay bixiyaan

0
229
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsida hoose dhexe sare ee Faanoole waxa uu ka mid yahay  tiro iskuulo oo ku yaallo magaalada kismaayo xarunta ku meel gaarka ee Jubaland,kaas oo soo saaray arday badan oo aqoon leh.
Hadaba Maamulaha Dugsida hoose dhexe sare ee Faanoole Xasan Cismaan Xaaji Xiirey ayaa ka warbixiyay marxaladihii uu soo maray Iskuulkiisa.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here