Maamulka Iskuulka Faanole oo dhiiri galin u sameeyay Ardayda

0
658

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo macalimiinta iskuulka hoose dhaxe sare ee Faanoole ayaa gudaha iskuulka munaasabad dhiirigalin ah ugu sameeyay ku dhawaad 80 arday oo sanadkaan ka gudubtay Fasalka sideedaad.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka iskuulka macalimiinta iyo ardayda iskuulka hoose dhexe sare ee Faanoole, qaar ka mid ah macalimiintii iyo maamulka Iskuulka oo goobta ka hadlay ayaa ardayda kula dar daarmay in ay sii wataan wax barashadooda.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here