Maamulka Iskuulka Deegaanka Goobweyn oo codsi u diray Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland

0
309

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulaha Iskuulka Hoose Dhexe ee deegaanka Goobweyn ee dhaca waqooyiga Kismaayo Axmed Yacyuub  ayaa ka warbixiyay baahiyaha dhanka waxbarashada ah ee ka jira Iskuulkaan oo ay wax ka bartaan boqolaal arday oo ku nool deegaanada hoos yimaada Goobweyn.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here