Maamulka Iskuulka dadka baahiyaha gaarka qaba magaalada Kismaayo oo ka waramay.

0
452

Kismaayo(Waamo Radio)Maamulaha Iskuulka dadka baahiyaha gaarka qaba ee xaafada Faanoole magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Iskuulka ay dhigtaan in kabadan 80,arday,waxaana la aas aasay sanadkii 2017.

Maamuluhu waxaa uu sidoo kale sheegay in haatan ardayda wax badan fahmeen ayna sheekeesan karaa,waxayna isugu jiraan ardaydaan kuwa maqalka la’ iyo kuwa araga la’ oo markii hore xaafad joog ahaayeen.
Waxaa warbixintaan in oo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here