Iskuulka Cumar binu Khadaab Dhoobley kaalintee uga jiraa waxbarashada degaanka

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Cumar binu khataab oo kamid ah Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa la aasaasay 2001-dii waxuuna kamid yahay iskuulada ugu horeeyay ee laga aasaasay Degmada Dhoobley.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here