Maamulka Iskuulka Axmed Binu Xambal oo ka warbixiyey Wacyigalinta ay siiyaan Ardeyda

0
354

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii uu soo shaac baxay COVID-19 oo ah musiibo caalami ah ku noqday duunida  Waxa cudurka  lagu tilmaamay mid kamid ah caqabadaha ugu wayn ee caalamka lasoo darsay xanuunkan saf marka ah waxa uu hakiyay isu socodka Dad weynaha , dhaqaalaha waxbarshada  iyo nolosha dadka .

Cudurka Corona Virus waxaa uu hada dib u ku soo labkacalayay guud ahaan dunida gaar ahaan dalka iyadoo ay awaamiir kale duwan oo lagu xakamayenayo soo sartay dowlada federalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.
Taxadarka cudurka goobaha waxbarshada ee magaalada Kismaayo ayaa u muuqda mid ay maamulayaashu ka wacyigalinyaan ardeyda.
Cabdinuur Sabriye,ayaaWarbixintaninoogadiyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here