Maamulka iskuulka Axmed Binu Xambal oo Ardayda firfircoon ee iskuulka wax ka bartay siinayo fursado shaqo

0
108

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Axmed Binu Xambal oo magaalada Kismaayo laga aas aasay sanadkii 1998 ayaa ka mid ah goobaha wax barasho ee ka soo kabtay burburkii iyo dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay waxaana tan iyo markii la hirgaliyay iskuulkaan ka qalin badashay kumanaan arday .

Difcadii ugu horaaysay ee ka baxa dugsiga sare ayaa iskuulkaan ka qalin jabiyay sanadkii 204-tii sida uu maamulka iskuulku sheegay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here