Maamulka Iskuulka Axmed binu Xambal ee Magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay Howlaha Waxbarasho ee Iskuulka

0
499

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hormarada dhinac Waxbarashada ay higsanaayaan bulshada ku nool magaalada Kismaaayo ayaa waxaa ka muuqada mid laga soo kabsanayo sidii ay ahaan jirtay xiliyadii hore dhinac waxbarashada ,iyadoo ay hataan soo badanayaan goobaha lugu barto tacliinta.

Mamulaha Iskuulka Axmed binu Xambal mudaneĀ  Badrudiin Shukri Cabdullah ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay howlaha Iskuulka.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here