Maamulka Iskuulka Axmed bin Xambal oo ka Warbixiyey Marxaladihii Kala duwanaa ee uu soo Maray Iskuulkaasi

0
211

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamule ku xigeenka Iskuulka Axmed bin Xambal Cabdi Khaliif Cumar ayaa ka Warbixiyey inta dufcadood ee ka qalin jibisay Iskuulkaasi iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Iskuulka Axmed bin Xambal.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here