Maamulka Iskuul ay wax ku bartaan Caruurta Barakacayaasha Baydhabo Oo dalbaday in la Caawiyo

0
136

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka danwadag ee ku yaala mid ka mid ah kamamka ku yaala duleedka magalada baydhabo ayaa ah iskuul ay wax ku bartaan boqolal caruur barakacayaal ah kuwaasi oo ka soo barakaceen waladintooda deganadadii ay horey uga Nolaan jireen daruufo dhacey awgeeda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here