Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafadda Dalxiiska oo ka mid ah xafadaha Magaalada Kismaayo oo ay ku nool yihiin Barkacayaal iyo kuwa xeryaha qaxootiga Dadaab ee dalka Kenya ka soo laabtay.
Xaafada kaamamka ku yaalla ayaa laga dareemayaa in aysan wanaaagsaneen nadaafooda taas oo ay ka dhalan karaan cudura farbadan.
Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.