Maamulka Isbitaalka Xamar oo daah-furay adeeg lacag la’aan ah

0
152

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabadan oo lagu daahfurayay qeeybta hooyada iyo dhalaanka isbitaalka Xamar ayaa waxaa loogu adeegi doonaa hooyada iyo ubadkeeda.

Xarunatan ayaa waxaa hirgilinteeda waxaa iska kaashaday maamulka isbitaalka isbitaalka Xamar iyo hay,ada Kheeyraad oo kashaqeysha arimaha caafimaadka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here