Maamulka Isbitaalka Takhasusiga Kaamil ee Muqdisho oo ka warbixiyey dib u habeen lagu sameeyey Isbitaalka

0
32
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Takhasusiga ah ee  Kaamil wuxuu kamid yahay isbitaalada ku yaalo magaalada Muqdisho gaar ahaan wuxuu kusii yaalaa degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir.
Maamulaha Isbitaalka Takhasusiga ah ee  Kaamil Dr Maxamed Muuse ayaa ka warbixiyey dib u habeynta lagu sameeyay qaybo ka mid ah Isbitaalka iyo dhaqaatiir cusub oo ka mid noqonaya dhaqaatiirka ka howlgalo Isbitaalka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here