Maamulka isbitaalka Raas-Kaambooni oo ka waramay xaalada isbitaalku ku shaqeeyo

0
367

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Caafimaadka waxa uu ka mid yahay waxyaabaha  aas-aasiga u ah nolasha bulshada.

Shacabka ku nool Raas Kaambooni ayaa waxa ay la kulmayaan duruufo ku aadan helida adeeg yada caafimaadka.

Magaalada ayaa waxaa ku yaal hal isbitaal kaas oo ah mid dhismihiisu bur bur san yahay qalabka oo ku yara  daawo la’aan ka jirta iyo dhaqaatiirtii loo baahnaa in isbitaalka ay ka howl galaan oo ku yar.

Fartuun Nuur aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here