Maamulka Isbitaalka Kismaayo oo la wareegay Agab Caafimaad

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah e dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Agabyo muhiim ah ku wareejisay isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo.

Agabka lagu wareejiyay Isbitaalka ayaa ka kooban miisas, kuraas, Sariiro, Jodariyaal iyo Adeegyo kale oo muhiim ah kuwaas oo dabooli doona baahiyaha loo qabo agabkaasi ee horey uga jiray Isbitaalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here