Maamulka Isbitaalka IMC ee Hooyada iyo Dhallaanka ee magaalada Jowhar oo ka warbixiyey shaqooyinka ay ay u hayaan bulshada

0
94
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka IMC ee hooyada iyo dhalaanka ee magaalada Jowhar ayaa ah mid kamid ah Isbitaalada kuyaalo magaalada Jowhar waana isbitaal ay u dhameystiran yihiin qalabka iyo dhaqaatiirta.
Bulshada ku nool magaalada jowhar ayuu kaalin weyn ugu fadhiyaa maadaama adeegyada uu bixiyo isbitaalka uu yahay mid lacag la`aan ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here