Maamulka isbitaalka guud magaalada Kismaayo oo ka warbixiyey baahiya ka jira 

0
226

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo waxaa soo booqda bukaano badan ku waa soo kala imaada xaafdaha magaalada Kismaayo iyo deeganada ku dhow magaalada.

Agaasimaha guud ee isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo Carab Ibraahim Yaasiin ayaa faafaahin ka bixiyey xaalada isbitaalka iyo baahiyaha  ka jira ee ku aadan dhanka dawooyinka.

Fartuun Nuur Aadan ,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here