Kismaayo(Idaacada Waamo)Sida uu Xaqiijiyay Agaasimaha Guud Ee Isbitaalka Magaalada Kismaayo Xusen Shiekh Qaasim Waxaa jira Dad Caruur ubadan oo laga helay Kiisas laxiriira Cudurka Jadeecada Kismaayo iyo Nawaaxigeeda .
Agaasimaha ayaa sheegay in aysan jirin wax dhimasho ah Balse inta la ogyahay 7 Qof laga Helay Cudurka jadeecada Magaalada Kismaayo Waxaa una xusay in ay jiraan Cabsi ay Kaqabaan in Caruurta aan latalaalin ay qatar ugu jiraan halista Cadurkaan.
Dhanka kale agaasimaha ayaa sheegay in Kisaska laxiriira Cudurada Jadeecada iyo Shuban Biyood ku ay jihiin kuwo soo laalabta.
R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.