Wararka Maamulka Isbitaalka Guud ee Kismaayo oo ka Digay Covid-19 By admin - April 11, 2020 0 329 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)Agaasimaha guud ee Isbitaalka magaalada Kismaayo ayaa bulshada uga digay khatarta Covid-19,xili magaalada Muqdisho ay sii kordhayeen maalmihii u dambeeyay Kiisas la xidhiidha Carona-vrisu. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2020/04/warka-iidle-Agaasimaha-guud-ee-Isbitaalka-degmada-Kismaayo-oo-shacabka-Jubbaland-uga-digay-khatarta-Covid-19-.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X