Maamulka Isbitaalka Dr Xabeeb oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Xarun cusub

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Dr Xabeeb oo ay ku jiaan Bukaana qaba Cudurka ku dhaca dhimirka ayaa dhawaan laga dhagax dhigey qeybta dadka da,da ah ee Xusuusta Beeley si loo dhise islamarkaana loogu faa’iideeyo dadka da,da ah ee Xusuusta Beeley ayaa Ganacsato iyo dad muxsiniin ah gaarsiiyeen lacag dhan 15kun oo Dollar.

Dr Cabdiraxman Cali Cawaale Xabeeb ayaa ka mahad celiyay Deeq lacageed oo lasoo gaarsiiyay isagoona baaq u diray Hey’ada Hormuud Salam Foundation in ay ka qeyb qaadato dhismaha qaybta cusub ee magaalada Muqdisho.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here