Maamulka isbitaalka Degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan oo kawarbixiyay baahiyaha kajira Isbitaalka

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka isbitaalka Degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in isbitaalka uu wajahayo xaalad biyo la’aaneed iyo koronto la’aan xilli isbitaalka Jawiil uu yahay midka ugu weyn Degmada Jawiil kaas oo si maalinla ah u qaabilo bukaanno badan oo la ildaran xaalada caafimaad oo kala duwan kuwaas oo dadka degmada Jawiil iyo deegaanada hoos yimaada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here