Maamulka Isbitaalka deegaanka Raas Kaambooni oo ka warbixiyay adeegyada uu isbitaalku siiyo bulshada deegaanka

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Raas Kaambooni ee Gobalka Jubada hoose ayaa waxa kuyaala isbitaal wayn isla markaana ay adeegyada caafimaad ka helaan bulshada ku dhaqan deegaanka Raas Kaambooni iyo nawaaxigeeda.

Maamulaha guud ee isbitaalka deegaanka Raas Kaanbooni Yuusuf Axmad Mahamad ayaa ka warbxiyayay adeegyada uu isbitaalku siiyo bulshada deegaanka.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here