Maamulka Isbitaalka Deegaanka Kudhaa oo ka warbixiyay adeedyad Caafimaad ee ay bixiyaan

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Kudhaa ee Gobolka Jubbada hoose ayaa ka mid ah meelaha ay dowlad goboledka Jubbaland ka hirgalisay adeegyada Caafimaadka iyo waxbarashada walow bulshada deegaankaas ay codsadeen in loo kordhiyo xarumaha caafimaadka iyo waxbarashada hadan Isbitaalka deegaanka Kudhaa ayaa mid bulshada u qabta inta badan adeegyada caafimaad ee muhiimka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here