Maamulka Isbitaalka Daryeel ee Kismaayo oo ka hadlay hormarada laga gaaray dhinaca Caafimaadka

0
107

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Caafimaadka ayaa ah wax ugu muhiimsan bani’adamka waxaana loo baahan yahay in ay mar kasta iska ilaaliyaan waxyaabaha caafimaad darada keeni kara, Agaasimaha Isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo Digtor Ciro ayaa bulshada ugu baaqay in ay la socodaan xaaladooda caafimaad.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here