Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tan iyo laga soo bilaabo burburkii ka dhacay dalka deegaanka Buula-guduud malaheyn isbitaal loogu adeego bulshada deegaanka.
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay ka hirgalisay deegaanka xarun caafimaad sanadkii 2019kii.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.