Maamulka Hirshabelle oo Sheegay in wax laga qaban doono goobaha uu ka jilican yahay wabiga

0
127

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulan looga hadlayay waxka qabashada wabiga shabelle ayaa ka dhacay wabiga dhexdisa iyadoo ay goob joog ka ahaayeen ururarada haweenka, maamulka degamada jowhar, ciidamada amniga,wasaaradda beeraha hirshabelle iyo wasaaradda haweenka hirshabeelle.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here