Maamulka Hirshabeelle iyo hay’addaha qaramada midoobay oo ka wada hadlay caawinta dadka fatahaadu sameeyeen.

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Cali Cabdulaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo xubno ka tirsan hay’addaha qaramada midoobay oo kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ayaa ka wada hadlay sidii loo caawin lahaa dadka fataahadu sameeyeen ee ku nool deegannada Hirshabelle.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here