Maamulka Golaha Dhalinyrada Degmada Kismaayo oo dhalinyaradu ugu baaqay in ay isku Xidhnaadaan

0
250

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tan iyo dhismihii Golaha Dhalinyarada degmada kismaayo waxaa ay sameeyeen qorshayaal badan oo lagu hourmarinaayo Dhalinyarada magaalada iyo deegaanada hoos yimaada, qorshayaashaas oo ay qeyb kayihiin isku xirka dhalinyarada iyo xaq u raadintooda iyo wacyigalino guud oo loo sameynayo Dhalinyarada si ay uga shaqeystaan gudaha Dalkooda sidoo kale waxey dhalinyarada door muuqdo kaqaateen soo celinta bilicda magaalada   taaso ah arrin muhiim ah.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here