Maamulka Gobolka mudug oo ka digay in la iibsado hantida ma guurtade la siiyay barakacayaasha

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowalad Gobaleedka Galmudug Cabdiqaadir Cabdulle oo shir jaraaiid ku qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa ka digay iibshada deeqaha gargaarka iyo hantida ma guurtada ah ee la siiyay qoysaska barakacayaasha ee ka faaiideystay Barnaamijka xalalka waare ee ku nool Gobolkaas.

Barakacyaasha ayaa waxaa la siiyay dhul iyo guryo ay dagaan iygoo bilaabay ina iibiyaan si ay noloshooda uga maareeyaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here