Maamulka gobolka Jubbada hoose oo Tababar u qabtay Maamulada Degmooyinka gobolka

0
521
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkan oo socon doona mudo shan bari ah ayaa loo qabtay Maamulada degmooyinka Gobolka Jubbada hoose ‘waxaana qabashada siminaadkaan iska kaashaday maamulka gobolka Jubbada hoose iyo Wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Jubbaland .

Mudada uu tabarkan socdo ayaa lagu barn doona nidaamka maamul daadajinta iyo dowlad wanaaga si loo horumariyo fahanka nidaamka maamul daadajinta.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here